Baraawe(INO)- Gudoomiyaha Degmada Baraawe ee G sh hoose Xuseen Barre Maxamed Jeex ayaa Ka Warbixiyey Tiro Hoobiyayaal ah oo Alshabab Caawa ay ku Weerareen Degmadaasi
Gudoomiyaha Degmada Baraawe ayaa sheegay in Afar Madfac Alshabab ay soo tuureen islamarkaana ay ku dhaceen Deegaanka Ambareesa oo Afar Km u jirta Degmadasi
Dhageyso Gudoomiyaha Degmada Baraawe
Xafiiska Warqabadka Warbaahinta,
Idale News Online, Baraawe