Dhageyso: Abwaan Muxsin Jaakool Oo Hees Maay Ah Ku Karbaashey Cali Dhaanto Oo Sheegtey ..

0
271

Baydhabo(INO)- Abwaan Muxsin Jaakool oo ka mid ah abwaanada Waa Weyn Ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Hees Maay ah ku karbaashey Cali Dhaanto.

Cali Dhaanto oo dhawaan Dhaanto ku Sheegey in Beeesha Ogaaden ay leedahay Degaano Dhoor ah oo Ka Tirsan Koonfur Galbeed Soomaaliya kuwaasoo aysan iyagu shaqo ku lahayn.

Halkan Ka Dhageyso