Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda Wajagii 2aadEe doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow, Nadiifo Aaden Isaaq OO Ku Guuleysatey Kursiga 3aad Ee Beesha 5ta Caleemood/Barbaare iyadoona Heshey 50 Cod.
Xaliimo Maxamed Xasan Way tanaasushey.
Wixii kasoo kordha doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Baydhabo waxaad kula socon doontaan wararkeenna soo socda haddii ALLE ogolaado.