DEG DEG+Aqriso: Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya

0
215

Muqdisho(INO)-Waxaa hadda IdaleNews.com soo gaarey jadwalka doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee sanadkan kadib dhowr mar uu jadwalka horey uga dhacey

Hadaba halkan ka akhriso Jadwalka Doorashada:

  • January 28-29, 2017:  Waxaa dhacaya registration-ka ama diiwaangelinta murashaxiinta.
  • January 31, 2017: Murashaxiinta Dood Wadaag
  • February 1, 2017: Fasax
  • February 2-5, 2017:  Hadaljeedinta murashaxiinta madaxweynaha
  • February 6-7 , 2017: Isdiyaarin
  • February 8, 2017: Waxaa ay Soomaaliya yeelan doontaa madaxweyne cusub.