DEG DEG: Maleeshiyada Al shabaab Oo Isaga Baxdey Degmada Tiyeeglow

0
179

Tiyeeglow(INO)- Sida ay Xaqiijinayaan wararka ka imaanaya Gobolka Bakool waxaa Dagaaliyahanada Xarakada Al-Shabaab ay isaga Bexeen Degmada Tiyeegloow ee Gobolka Bakool halkaasi oo la sheegay inay kaabiga ku hayaan Ciidamada Dowladda Soomaaliya,

ka hor inta aysan Al-Shabaab ka bixin Degmada Tiyeegloow ayaa waxaa la Xaqiijiyay inay hawada ka sareen isgaarsiintii Degmadaasi iyadoo ay Degmadaasi kaabiga ku hayaan Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo ka Ambabaxay Degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool,

Wixii ku soo kordha kala soco halkaan