DEG DEG :Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Xilka Laga Qaaday

0
224

Muqdisho(INO)-Guddoomiyihii gobolka Banaadir ahaana duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa maanta xilkii laga qaaday, sida uu xaqiijiyey afhayeenka madaxweynaha Soomaaliya Daa’uud Aweys.

breakingIdaleNews

Sida uu sheegay afhayeenka, waxaa madaxweyne Xaan Sheekh uu Muungaab ku beddelay nin lagu magacaabo Yuusuf Xuseen Jimcaale.

Illaa iyo hadda lama sheegin sababta xilka looga qaaday guddoomiyaha, mana jiraan wax faahfaahinno dheeri ah oo arrintan ku saabsan. Muungaab ayaa la filayaa inuu ka hadlo arrintan goordhow.

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here