DEG DEG: Go’aanka Shirka Madasha “Madaxweyne Waxaa La Dooran Doonaa 30 October”

0
188

Muqdisho(INO)- Waxaa IdaleNews.com aya hadda  soo gaaray qodobada jadwalka cusub ee doorashada Soomaaliya 2016-ka, waa go’aanka ka soo baxay shirka madasha uga socday 3 maalin magaalada Muqdisho.

Go’aammada Shirka Madasha Ee Muqdisho Oo Dhameystiran:

Doorashada Aqalka sare 25 September.

Doorashada Xildhibaannada 24 September-10 October.

Hubin iyo Imaashiyo Xamar 11—19 October

Dhaarinta Xildhibaannada 20 October

Doorashada Guddoomnka Baarlamaanka 25 October

Doorashada Madaxweynaha 30 October

Wararkan oo Faahfaahsan kala soco, IdaleNews.com