Baydhabo(INO)- Banaan bax xoogaan ayaa hada ka socoda Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay, kaas lagu taagyeerayo Heshiiskii Madasha wada tashiga Ee Soomaaliyeed.
Waxaa ka qiib qaadanaya Maamulka Gobolka Bay, kan degmada , Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Gollaha Odayasha Dhaqanka KGS.
Waxii ka soo kordho
Fillo sawiro iyo Codod Goordhow
kala soco wararka Idale News Online