DEG DEG: 5 Mudane Oo Laga Soo Doortey KGS Oo Natiijadoodu Ay Laaleen GXKH Oo Gordhow La Siyey Shahaadada Aqoonsiga

0
204

Baydhabo(INO)- Munaasabada Bixinta shahaadada aqoonsiga  xildhibaanimo oo lagu siinaayo xildhibaanada BFS ee laga soo doortey Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa hada ka socoto Madaxtooyada Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya

Munaasabadu waxaa fadhiya 77 mudane oo 5 mid ah ay diideen gudiga Xalinta Khilaafaadka Ee Doorashooyinka Soomaaliya.

Waxaa Goordhow 5 mudane oo laga soo doortey Koonfur Galbeed Soomaaliya oo  gudiga xalinta khilaafka natiijada doorashoodu ay diideensi li yaab leh loo gudoonsiyey shahaada aqoonsiga ee xildhibaanimo.

Waxay kala Yihiin

  • Sheekh Shaacir Sheekh  Maxamed /Mirifle / Macalin Weyne/Heejooy
  •  Nadiifo Aaden Isaaq/ Digil/5ta Caleemood/ Barbaare
  • Muna Khaliif Sheekh Abuu  Digil/ Tunni/Daaqtire
  • Samra Ibrahim Cumar/ Mirifle/Geelidle/ Hibiloowe Wardheere
  • Maxamed Saciid C/laahi  Digil/ Bagadi/Abaasaad
Fillo Sawirada Goordhow
Wararkan Wixii Ka Soo Kordha kala Soco Idale News Online