Munaasabadan balaaran oo ay xalay jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada London u qabteen madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud taasoo Lagu soo dhawaynayay Madaxwayanaha.
Hadaba Aqristiyaal waxa aan Halkan idinkugu soo gubinaynaa Sawiro Muujinaya Sida ay Xafladaas u dhacday Habeenkii Xalay ahayd.
Idale News Muqdisho