Daawo:Yaa lahaa khaladka ay ku soo shaac baxeen ururka ISIS

0
201

Riqqa(INO)-Ururka Isis oo ka dhashay weerarkii Maraykanka uu ku qaaday dalka ciraaq iyo dagaalkii Sokeeye ee ka dhacay Dalkaasi kaas oo u dhaxeeyay jabhado Suniyiin ah oo gooni gooni u taagan iyo kuwa Shiicada ah ee dalkaasi Iraq dega.