Daawo:Xildhibaano ka Dhex Istaagay Shir muqdisho ka socday “Waa xaaraan dadkii Reer Waqooyi ma Joogo

0
227

Muqdisho (INO) Xildhibaan Maxamed Cabdi Yusuf iyo Xildhibaan Casoowe ayaa Shirkii Muqdisho ka socday ee loogu magac daray WADA TASHIGA QARANKA ayaa ka sheegay inuu yahay Shirkaasi Mid Xaaraan ah, oo Dhabar jab ku ah Wadajirka iyo Midnimada dadka Soomaaliyeed.

Xildhibaanada ayaa sheegay in halkudhigga shirkaani yahey “Koofur ha wada-tashato, Waqooyina meeshiisa ha naga joogee” Waxana caddeeyeen in waqooyi dadka ka soo jeeda ee midnimada Soomaaliya u taagan aan Talada mustaqbalka dalka looga arinsanayo waxba laga siin, ay la macno tahey dalka kala jarkiisa.

Halkan Ka Daawo

 

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here