Daawo:Urur Ka Shaqeeya Daryeelka Dhirta iyo Degaanka Oo Looga Dhawaaqey Magaalada Baydhabo

0
190

Baydhabo(INO)- Ururka Daryeelka Dhirta iyo Deegaanka oo lagu magacaabo Arlaadi envermantal conservation oo maanya munaasabada loogu dhawaaqayey  ururkaasi ay kadhacday Xarunta Degmada Baydhjabo.

Munaasabadan oo aheyed mid lagu furaayey urur lamagacabaxey  arlaadi envermantal conservation oo utaagan waxkaqabashada dhirta iyo deegaanka  iyo nadaafada  islamarkaasina laguqabtay xaruunta degmada Baydhabo ayaa waxaa kasooqiibgalay xubno kasocoday masuuliyiinta maamulka Gobalka iyo kandegmada Baydhabo holwadeenada ururka  iyo qaar kamid ah gudiyaasha xaafadaha magaalada baydhabo.

Ugu horeen waxaa goobta kahadlay xuseen Aadan Sheek Maxamed  waxaana uu faafahiyey ujeedada kulanka iyo waliba baahida keentay in ay xiligan ay aas aasaan guruub kashaqeeya daryelka dhirta iyo deegaanka.

Gudoomiye kuxigeenka maamulka gobolka Bay dhinaca samafalka  cumar madmad iyo kuxigeenka degmada cumar sheek ayaa labaduba siwanaagsan usoodhaweeyey ururkan cusub  islamarkaasina kashaqeyndoona waxkaqabashada dhirta iyo deegaanka  iyo nadaafada magaalada baydhabo.

Hase yeeshee  gudiyada xaafadaha Baydhabo iyo dad weynihii kazoo qaybgalay kulanka ayaa soodhaweeyey  Naadigaan cusub ee Arlaadi Infayrimend konserfeshan.

Halkan Ka Daawo Sawiradda

DSC01231

 

DSC01232

 

DSC01242

 

DSC01245 (1)

 

DSC01245 (1)

 

DSC01269

 

Abshir Mandella, Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here