Daawo:Tartan Quraan Aqris Ah Oo Si Toos Ah Uga Socda Dugsiga Sheekh Maxamed Cabdi Ee Baydhabo

0
375

Baydhabo(INO)-Qaar ka mid ah Dugsiyadda Lagu Barto Qur’aanka Kariimka Ee Ku Yaalla magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay,ayaa si toos ah waxa Ugu  sococda tartanQuraan aqris ah.

tartan qurana

Dugsiga Sheekh Maxamed Cabdi, waxa uu ka mid yahay dugsiyadda sida weyn looga barto Xifdinta Qur’aanka Kariimka iyo Diinta Islaamka.

Waxaana Dugsigaasi Maanta ka bilowadey Tartan Qur’aan Aqriska waxaana  ka qeyb galay tiro aday ah waxeyna ardayda ka qeyb qaadanaya tartanka waxay ku tartamayeen 10ka Jus ee U dambeeya Qur’aanka Kariimka.

Cali Ilyaas Cabdillahi Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here