Daawo:Sanad-Guurada 1aad Ee Dowlada Koofur Galbeed Soomaaliya oo Laga Xusay Minnesota

0
307

MN(INO)- Munaasabad lagu taageerayay Dowlada  Koofur-Galbeed Soomaaliya oo ay ka qeyb galeen jaaliyadda Soomaaliyeed ee degaankaas ka soo jeeda ayaa lagu qabtay Minnesota, ayadoo sidoo kale xafladdan lagu xusayay sanad guurada koowaad ee Koofur-Galbeed.

Dadkii Xaflada ka hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga dowladii KMG ahayd ee Soomaaliya Cabdixakiim Maxamuud Fiqi oo hambalyo diiran u diray maamulka  Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, isagoo sheegay in sedexda gobol ay ahaan jireen meelo dhibaato badan laga soo sheegi jiray balse hadda uu  ka jirto Maamul shacabka ay ku najaxeen.

_MG_7184Screen Shot 2015-12-13 at 3.31.33 AMScreen Shot 2015-12-13 at 3.32.59 AMScreen Shot 2015-12-13 at 3.36.48 PMScreen Shot 2015-12-13 at 3.37.49 PM12366804_10203782597085025_711339728_n12375474_10203782617285530_1467643643_o12375814_10203782618405558_1997517169_o12388230_10203782595324981_636040352_nxxIdale News Online, MN, USA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here