Idale Somali News Update Daawo:Obama oo dhakhtarkiisa gaarka ah dalbaday xilli uu ku gudo jiray shir jaraa`id By News-Editor - December 17, 2016 0 218 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp NY(INO)- Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama oo xalay mar uu shir jaraa`id ku gudo jiray waxa uu dalbaday dhakhtarkiisa gaarka ah kaddib markii mid ka mid ah wariyayaashii goobta ku sugnaa uu xannuun kusoo booday. Halkan Ka Daawo VIDEO