Daawo:Labo feeryanah oo foodda isku daray goob ay ku qabanayeen shir jaraa`id

0
210

Feeryahannada caanka ah ee kala ah David Haye iyo Tony Bellew ayaa shalay foodda isku daray goob ay shir jaraa`id ku qabanayeen kaddib markii labada feer yahan la isku keenay.