Daawo:Daanyeer jaceyl waalan u qaaday ri` iyo afar maalmood oo xiriir ah oo uu ku dhagganaa ilaa laga fujiyo

0
252

Bajin(INO)- Daanyeer caruur ah ayaa jaceyl waalan u qaaday ri`kaddib markii uu dusheeda saarnaa afar maalmood oo xiriir ah ilaa laga dejiyo. Dhacdadan ayaa ka dhacday dalka Shiinaha.