Baydhabo(INO)- Kulankan oo ahaa Mid lagu taagerayey islamarkaana lagu shaacinaayey muwaadin isku soo sharxay in uu qabto xildhibaanimada Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Musharax Xasan Cabdi Isaaq oo isagu u sharaxan Baarlamaanka federalka.
Kulankan ayaa waxaa kasoo qayb galay odoyaal ,xildhibaano siyaasiyiin iyo wax garad waxaana , waxaana kulanka ka hadlay Oday dhaqameedyo uu ka mid yahay Isaaq Aadan Aamin (Shaam Shaam ) iyo Ex xildhibaan Maxamed Cabdi xamiid,
Xildhibaan Bashiir Ibrahim iyo xidhibaan Isaaq cali Cumar ayaa Sidoo kale kamid ahaa masuuliyiintii kahadashay.
Ugu dambeyntii Musharax Xasan Cabdi Isaaq oo halkaasi kahadlay ayaa balan qaaday in uu isbedel keenidoono.
Halkan Ka Daawo