Daawo: Wasiir Madeer Oo Loo Doortey Ku Xigeenka Hogaanka Hay’ada Caafimaadka Ee Bariga Dhexe

0
225

Baydhabo(INO)– Wasiirka Caafimaadka Ee Dowlada Soomaaliya  Maxamed Xaaji Cabdi Nuur Madeer ayaa Loo doortey inuu Noqdo Ku Xigeenka Hogaanka Hay’ada Caafimaad Ee Mandhiqada Bariga Dhexe Ee (EMRO) isla markaana ay hoostagdo Hay’ada Caafimaada Aduunka ee WHO.

Wasiirka Caafimaadka Ee Dalka Soomaaliya ayaa  muddo sanad ah hayn doono jagada ku xigeena Gudiga goboleedka (EMRO) ee  Hay’ada WHO.

Halkan Ka Daawo Sawiro.

madeer-1madeer-2madeer-3madeer4madeer6madeer7