Daawo: Wasaaradda Warfaafinta KGS Oo Baydhabo Tababar Ugu Furtey Saxafiyiinta Degaanada KGS

0
223

Baydhabo(INO)- Wasaarada warfaafinta iyo wacyi-gelinta bulshada Koonfut  Galbeed Soomaaliya ayaa maanta ufurey siminaar soconaaya labo maalmood suxufiyiinta Koonfur Galbeed soomaaliya. Tababarkan  Ayaa waxaa uu ka socanaya Magaalada Baydhabo’ ee xarunta Gobalka Bay.

Halkan Ka Daawo Video

01SONY DSCSONY DSCSONY DSC