Daawo: Wasaarada Waxbarashada KGS Oo Tababar U Furtey Shaqaallaha Wasaaradaas

0
187

Baydhabo(INO)- Wasaarada Waxbarashada Iyo Bar baarinta Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa Tababar u qabatey shaqaalaaha wasaarada waxbarshada oo ka kala yimid deegaano iyo degmooyin ka tirsan Koonfur galbeed Soomaaliya.

Jabril Maxamud Aadan,  wasiir ku xigenka wasaarada waxbarshada Koonfur Galbed Soomaaliya ayaa Waxaa u tilmaamay in ujeedka tababarka uu yahay hormarinta  tayada shaqalaha wasaarada waxbarashada.
Halkan Ka Daawo