Baydhabo(INO)_ Waxaa maanta wasaarada dib uheshiisiinta iyo dastuurka Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa qabatey shir soconaya mudo 2 maalin soconaya oo ka qabatey magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay kaas oo looga hadlayey sidii hey’adaha dowliga ah iyo bulshada ay isku fahmi lahaayeen iyo isdhexgalkooda.
Waxaa kusoo qeyb galey qeybaha kala duwan bulshada, Wiisiiro ka Tirsan Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya wasiirka dib uheshiisiinta iyo dastuurka DKGS caraale iyo ururka Midowga yurub wakiilo kasocda.
Ugu dambeyntii, Wasiirka ayaa ugu baaqey in wadahadalka labadiyo tanasulkana labadiyo sidoo kale sheegey dib uheshiisiinta socondoonto ilaa ay soo noqoto midnimadii soomaaliya lahaan jirtey.
Halkan Ka Daawo
Idale News Online, Xafiiska Baydhabo