Daawo Video Laga Duubay Ciidamo Talyaani Ah oo Muqdisho Ka Fuliyey Howlgal Qarsoodiya

0
264

Muqdisho (INO) Waxaa u suurta gashay in muuqaal qarsodi ah Laga duubo ciidamo Talyaani ah oo ku sugan magaalada Muqdisho, kuwaasi oo howlgal qorsoodi ah ka fuliyay magaalada Muqdisho, waxaana ciidamadan ay yihiin kuwo ku hubeysan gawaarida gaashaaman iyo hub casri ah.

CIIDAMO

Muuqaalkaan oo soconaya in yar ayaa markii ay ka war heleen in kaamiro ay daba socoto, waxay joojiyeen gaadiidkii, iyagoo ku amray in uu damiyo kaamirada Ninkii Duubayey, gaarigii uu saarnaana uu dib ugu laabto meeshii uu ka yimid mid.

“Xiligii aan la kulmayay ciidamadan ayaa waxay kasoo socdeen wadada danbe ee xarunta Scuola Polizia, waxaana markii danbe gaari ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan Dowladda ay nagu amreen in aan dib ugu laabano wadadii aan ka imaanay, amarkaasi oo aan u hoggaansamnay aniga iyo saaxiibadii ila socday” ayuu yidhi ninkii ka duubay Muuqaalka.

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here