Waxey ka faa’iideysteen marxaladii cabsida waxaana taageerayasha kooxda AEK Athens ee wadanka Greece ay garoonka ku soo tuuray wax yaabo sida bom-ka usameysan markii kooxdooda gool laga dhaliyay waqtigi dhimasha ciyaar ay kaga hor jedeen Panathinaikos taasoo keentay in ciyaartooydii oo dham ay garoonka orad uga baxaan
Halkaan ka dawo qosolkaan.
[vsw id=”KTmzpO-bp0o” source=”youtube” width=”425″ height=”344″ autoplay=”no”]
Idale News Muqdisho