DAAWO VIDEO:- Dowladda Soomaaliya oo Lagu Wareejiyay Cadeeynta Lahaanshaha Safaarada Soomaaliya Ee Dalka Kenya

0
211

Waxaa shaleey magaalada Nairobi ee dalka Kenya lagu qabtay musaabada balaran oo loogu dabaal dagayay dib u soo celinta warqada lahansha ha safaardii ay Somaliya ku laheyd dalka Keynya ayaa waxay ka dhacday xarunta safaaradi hore ay Somali ku laheyd Kenya iyada oo safaaradaasi ay dib u howl bilaabi doonta maalmaha soo socdo.Munaasabadaani waxaa goob joog ka ahaa Afhayeenka barlamaka Soomaaliya oo ay wehliyaan, Xildhibaano, iyo safiirka Somaliya u fadhiyo dalka Kenya. Sidoo kale waxaa halkaasi goobjoog ka ahaa Siyaasiyiin hore xilal uga soo qabtay dowladihii Somaliya soo maray iyo gudiga ganacsatada Kenya

Furitaanka munasabadaani ayaa si weyn looga looga sheekeeyay iibsigii la iibsaday safaaradaano sanadihii sagashameeyadii (1990′s).

Halkaan hoose ka daawo sida ay u dhacday munasabadaani iyo ahmiyada ay u leedahay dowlada Soomaaliya

[vsw id=”TxkIfdoRzlU” source=”youtube” width=”425″ height=”344″ autoplay=”no”]

 

Idale News Mudisho