Idale Somali News Update Daawo: Soomaaliya oo kasoo dhex muuqatay ciyaaraha Olimbikada adduunka ee xalay ka furmay Brazil By News-Editor - August 6, 2016 0 216 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Rio(INO)- Habeenkii xalay oo si rasmi ah loo furay ciyaaraha Olimbikada Adduunka ee ka dhacaya magaalada Rio ee caasimadda dalkaasi Brazil ayaa waxaa kasoo dhex muuqday ciyaartoyda u mataleysa Soomaaliya tartankaasi. Halkan Ka DAAWO