Daawo: Sida Baydhabo Janaay Looga Xusay 15 May Ee Aas Aaskii Ururkii Gobnimadoonka Soomaaliyeed Ee SYL

0
215

Baydhabo(INO) – Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay  ayaa siweyn looga xusay 15-ka May oo ku asteeysan maalintii la aasaasay dhaqdhaqaaqii ururka dhalinyarada gobanima doonka Soomaaliyeed, kuwaasoo dalka Soomaaliya u horseeday madaxbanaanida uu maanta heeysto.

Ururka dhalinyarada KGSoomaaliya iyo wasaaradda Dhalanyaradda iyo Sports  ayaa soo qabanqaabiyay munaasibad aad u heersareeyso, taasoo ay kasoo qeybgaleen madax ka tirsan KGS  iyo weliba qeybaha kala duwan ee bulshada.



Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here