Daawo: Shirka Wasiirada Arimaha Gudaha Ee Dowlad Goboleedyada Oo Ka Furmay Baydhabo

0
183

Baydhabo(INO)– Kulanka Wadatashiga Dejinta Qorshe Howleedka Dib U heshiisiinta Iyo Sameynta Howladaha Hoose Ayaa Maanta ka furmey Xarunta Madaxtoyada Dowlada Koonfur galbeed  Soomaaliya Kaas oo ay ka qeyb galayaan Wasaaradaha arimaha gudaha Dowlad Goboleedyada Soomaaliya oo Xubno ka Socoda Dowlada Soomaaliya.