Daawo Sawiro:Banaanbax looga horjeedo Somaliland oo maanta ka dhacay Garoowe

0
362

Garowe-(INO)-Banaanbax ay soo abaabuleen shacab ku dhaqan Magaalada Garoowe oo looga soo horjeedo dhaqdhaqaaqa maamulka Soomaaliland uu ka wado gobalada Sanaag iyo Haylaan ee Puntland ayaa maanta ka dhacay Magaalada Garoowe.

Dibax-baxan oo ahaa mid aan horay loo sii qorshayn ayaa ka bilowday magaalada, waxaana waddooyinka halbowlaha ah ee dhexmarta Garowe socod ku marayay dadweyne ku dhawaaqaya ereyo ka dhan ah maamulka.

DSC08094

Dadweynaha baanbaxa samaynayey oo watay boorar ay ku qoranyihiin ereyo looga soo horjeedo Soomaaliland ayaa hor istaagay xarunta Baarlamaanka Puntland ee Magaalada garoowe mana jirin masuuliyiinta ka tirsan dowladda ama xubanaha Baarlamaanka oo dadweynaha la hadlay.

Isu-soobaxan ayaa noqonay kii ugu horeeyay oo laga sameeyo dhaq-dhaqaaqyada xukuumadda Soomaalilad ka wado waxaana uu kusoo beegmay xilli dhawaan ciidamo katirsan labada dhinac dagaal ku dhexmaray deegaanka Booda-cad oo u dhow degmada Dhahar.

Hoos Ka Daawo Sawirradda.

DSC08085 DSC08086 DSC08087 DSC08088 DSC08089 DSC08090 DSC08091 DSC08093 DSC08094 DSC08095 DSC08096 DSC08097 DSC08098 DSC08099 DSC08100 DSC08101 DSC08102 DSC08103 DSC08104 DSC08105 DSC08106 DSC08107 DSC08108 DSC08109 DSC08110 DSC08111 DSC08112 DSC08113 DSC08114 DSC08115 DSC08116

____

Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay.