Daawo Sawiro:Baarlamaanka Turkiga oo ansaxiyay xaaladda deg degga ah ee dalka lagu soo rogay

0
428

Ankara(INO)-Baarlamaanka Turkiga, ayaa Khamiistii meelmariyay xaaladda deg degga ah ee dalka lagu soo rogay, si Xukuumadda Ankara ay jawaab adag kaga bixiso afgambiga dhicisoobay ee toddobaadkii hore dalkaasi ka dhacay.

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan oo habeenkii Arbacada khudbad ka jeediyay Telefishinka Qaranka, ayaa wuxuu iclaamiyay mudada saddexda bilood ee xaaladda deg degga lagu soo rogay wadanka. Madaxweynaha waxaa uu sheegay in tallaabadaan loo qaaday sidii lagu xoojin lahaa dimoqraadiyadda dalka, loogana hortaggi lahaa qalqal amni oo dalka uu galo. Sidoo kale waxaa uu sheegay in tani ay laamaha ammaanka ka caawinayso inay soo qab qabtaan kuwii soo maleygay inqilaabkii lagu doonaayay in lagu rido dowladda uu hogaamiyo.

Xildhibaanada Baarlamaanka Turkiga oo ka kooban 550 Xildhibaan, ayaa waxaa kulankan soo xaadirtay 461 Xildhibaan. 346 Mudane ayaa ansaxiyay in dalka la geliyo saddex bilood oo xaalad deg deg ah, iyadoo 115 kalana ay ka soo horjeedsatay.

Numan Kurtulmus, Ra’iisal Wasaare Ku Xigeenka Turkiga, ayaa sheegay in tallaabadaan loo qaaday, sidii dalka looga sifeen lahaa kuwii afgambiga fashilmay ka soo shaqeeyay.

Ra’iisal Wasaare Ku Xigeenka, ayaa intaa ku daray in xaaladda deg degga lagu soo afjari doono muddo hal bil iyo bar ah. Waxaana uu hadalkan sheegay in Khamiistii uu shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Ankara.

Dowladda Turkiga, ayaa ku dhawaaqday inay laaleyso xeerarka xuquuqda aadanaha ee Yurub, waxayna tani qayb ka tahay xaaladda deg degga ee dalkaasi la geliyay.

Midowga Yurub, ayaa waxaa uu walaac xoogan ka muujiyay go’aanka Dowladda Turkiga, isla-markaana ay la socon doonaan arrimaha Turkiga.

Halkan Ka Daawo Sawiradda

Turkey Turkey1

epa05435000 Lawmakers attend a general assembly to discuss 'state of emergency' at Turkish Parliament, in Ankara, Turkey 21 July 2016. Turkish President Recep Tayyip Erdogan has declared a three-month state of emergency and caused the dismissal of 50,000 workers and the arrest of 8,000 people after the 15 July failed coup attempt. At least 290 people were killed and almost 1,500 injured amid violent clashes on 15 July as certain military factions attempted to stage a coup d'etat. The UN and various governments and organizations have urged Turkey to uphold the rule of law and to defend human rights  EPA/STR

Turkey5 Turkey6

Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay.