Baraawe(INO)- Degmada Baraawe Ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay ka mid tahay degmooyinka Gobolka, oo ka socoda Mashaariic kala Gedisan isla markaana ay fulineyso Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo gacan ka heleyso Hay’ado caalami ah.
Dhawaan halkaas waxa laga bilaabay dhismaha Dowlada Hoose ee ay ku shaqeeyn la haayeen hey’adaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ee lagu wado in dhawaan ay guurto Magaalada Madaxda Maamulka sida uu qeexayo dastuurka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Sawiraan hor dhac ah oo laga helay dhismaha lasoo gabeeyey ayaa muujinaya qurxda iyo bilacda dhismaha dowlada hoose iyo baaxada dhulka uu ku fadhiyo.
Halkan Ka Daawo
Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay.