(DAAWO SAWIRADDA). Xoghayaha Arrimaha Dibda Britain William Hag oo Furay Safaaradda Britain ee Somalia

0
176

Xoghayaha Arrimaha Dibda Ingiriiska William Hag ,ayaa waxaa uu Booqday Xarunta laga furayo Safaaradda Britain waxa uuna gacantii si rasmi ah maanta ugu Furay Safaaradaasi iyadoona uu goob joog ka ahaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia.

DAAWO SAWIRADDA:-

1

4

3

5

2

Idale News Muqdisho