(DAAWO SAWIRADDA) QARAXII MAANTA KA DHACAY MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR

0
254

Waxaa istaagay Rasaastii Tooska aheed iyo Qaraxyadii kasocday Xarunta Maxkamada Gobolka Banaadir halkaas ee saacado kahor Weeraro ismiidaamin ah iyo Dagaalo toos ah ku galeen Kooxo aad u hubeesan.

Rasaastii iyo Qaraxyadii ka dhacayay Xarunta Maxkmada ayaa hada istaagay waxanaa la sheegayo in Ragii Hubeesnaa oo loo badinayo in Al-Shabaab yihiin laga dhigay Kuwa la qabto iyo Kuwa la dilo,

In kabadan 4-Qarax oo isugu jira kuwa ee geesteen rag Waxyaabaha qarxa jirkooda kusoo xiray iyo kuwa kale oo iyana loo adeegsaday gawaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ka dhacay gudaha Maxkamada Gobolka Banaadir.

DAAWO SAWIRADDA:-

ytyt

99_2

444

888

2121

uyuy

Idale News Muqdisho