Daawo Sawiradda: Qaraxii ismiidaaminta ahaa oo goor dhow ka dhacay magaalada Baydhaba iyo qasaare dhimasho iyo dhaawac ka dhashay.

0
185

Magaalada Baydhaba ayaa waxaa goor dhowayd ka dhacay qarax ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari lagasoo buuxshay waxyaabaha qarxa.

Qaraxa ayaa waxaa la sheegayaa in lala eegtay wasiirka arimaha gudaha iyo amniga dowlad goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya mudane Cabdifitaax Geeseey oo xiligaas ku sugnaa afaafka hore ee xawaalada Dahabshiil ee magaalada Baydahba.

Baydhaba ayaa waxaa goor dhowayd ka dhacay qarax ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari lagasoo buuxshay waxyaabaha qarxa.

Qaraxa ayaa waxaa la sheegayaa in lala eegtay wasiirka arimaha gudaha iyo amniga dowlad goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya mudane Cabdifitaax Geeseey oo xiligaas ku sugnaa afaafka hore ee xawaalada Dahabshiil ee magaalada Baydahba.

100_1343 100_1344 100_1345 100_1346 100_1347 100_1348 100_1349 100_1350 100_1351 100_1352 100_1353 100_1354 100_1355 100_1356 100_1357 100_1358 100_1359 100_1360 100_1361 100_1362 100_1363 100_1364 100_1365 100_1366 100_1367 100_1368 100_1369 100_1370 100_1371 100_1372 100_1373 100_1374 100_1375 100_1376 100_1377 100_1378 100_1379 100_1380 100_1381 100_1382 100_1383 100_1384 100_1389 100_1390 100_1391


 
 
 
 
 

Idale News Online, Baydhaba