Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, ayaa waxaa ka bilowday Dhismaha Hoteelada iyo Daaraha, iyadoona iminka la tartameyso Caasimadaha Caalamka, Muuqaalka Sawirada idiin muuqda waa Bartamaha Magaaladda Muqdisho, oo la soo baxdayu Muuqaalo muujinaaya in Muqdisho ay ka bogsatay Colaadaha iyo Qabyaaladda, isla markaana u jeesatay dhanka Horumarka.
DAAWO SAWIRADDA:-
Idale News Muqdisho