Daawo Sawiradda: Gawaarida Sida Gargaarkii Degmada Xudur oo Maraya Duleedka Magaaladaasi.

0
209

Gargaarkii Dowlada Turkiga Ay udhiibtey In loogu gargaaro dadka soomaaliyeed ee lagu go’doomiyey Degmooyinka Gobolka Bakool ayaa waxaa gargaarkaasi oo maalmo ka hor  ka Dhaqaaqeen  magaalada Baydhabo, waxaana iminka ku sii siqayaan Deegaanka Kulung Jareery oo 45KM ujirta Xudur ahna xadka udhaxeeya waajid iyo xudur.

Gargaarkaan oo in Mudo ah cabsi Shabaab laga qabo darteed uyaaley Baydhabo janaaay  ayaa Ciidanka Amisom Ee Ethiopia  waxay balan qaadeen iney geynayaan Degmadda Xudur taasoo weli rasmi ahaan aanu galin magaalka laakiin ay Saaka ay  ku sugan yihiin meel magaalka laga bar arkayo sida ay inoo xaqiijiyeen dad raashiinkaasi la wado gargaarka ah udhuun daloola.

Hoos Ka Daawo Sawiradda.

 Idale News Online, Xudur.