Iyadoo oo Saddaxdii maalmood ee la soo dhaafay uu circa isku shareerayay Khilaafka u dhexeeya Golaha Xildhibaanada Mucaaradka iyo kuwa Muxaafidka Venezuela, ayaa waxaa iminka Gacan ka hadal dhaliyay mooshin ay keeneen Xildhibaano muxaafid ah kuwaasi oo sheegay in Baarlamaanka aysan khudbado kasoo jeedin karin Xildhibaanada mucaaridka.
Gacan ka hadalka ayaa waxa uu ka dhashay ka gadaal markii Xildhibaanada Mucaaridka diideen inay Madaxweynaha dalkaasi xilka loo dhaariyey ee Nicolas Maduro u aqoonsadaan inuu yahay madaxweynaha sharciga ah.
Halkaan ka daawo:
DAAWO SAWIRADDA:-
Idale News Muqdisho