Daawo Sawiradda :Amir arts oo markale sawir ku fadeexeeyey Amisom & arxan daradda ka jirta soomaaliya

0
308

Amir caamir ayaa sawirkan ku muujiyey ciidamada amisom ee howlgalka nabada u jooga soomaaliya ina yihiin dad kaliya u jooga goobtaas inay danahooda fiirsadaan ee ayna u joogin kuwa nabad sugid.

Dhawaan ayey ahayd markii askari ugandhees ah uu warbixin uu siiyeyey wargaysyada kenya ku sheegay in uunsan doonayn in soomaaliya nabad ka dhalato sababtoo ah buu yiri qalalaasaha soomaaliya lacag ayaa iigu jirta.

sawir gacameed