Daawo: Riywaad Cusub Oo Lagu Bah Diley Musharax Shariif Xasan & C/weli Gaas oo loo faafiyey

0
208

Baydhabo(INO)- Waxan Halkan idin kugu soo gudbineynaa Riwaayada Cusub oo aad u qosol badan oo ay sameeyeen Majaajiliisteyaal caan ah oo ay ka mid yihiin, Abahaa iyo Jaajumoow.

Riwaayadan ayaa waxa loogu faaliyey Shariif Xasan oo ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya.

Halkan Ka  KU DHUFO  Si Aad Daawato VIDEO

 

Idale News Online, Baydhabo