Daawo: Musharax Shariif Xasan Oo Kullan La Qaatey Safiirka UK Ee Somalia iyo Xildhibaanada Cusub

0
223

Baydhabo(INO)- Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya sharif Xasan sheikh Adan ayaa maanta waxaa uu soo garey Magalada Baydhabo Isagoona Kulan la qaatey Safiirka Dowlada UK Ee U Fadhiya Somalia,  Xildhibanada cusub ee Dowlada Federalka Soomaaliya oo Dhawaan lagu doortey Magaalada Baydhabo iyo weliba taliyaha xooga dalka Soomaaliyeed iyo wefdi uu Hogaminaayey.

Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aaden ayaa guul weyn ku tilmaamay in shacabka Soomaliya ay maanta dooranayaan xubnihii wakiilada ugu noqon lahaa hir gelinta danahooda.

Ugu dambeyntii, madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Somalia  ahna musharax madaxweynimo 2016 DFS ayaa isla maanta dib uga noqadey magalada Muqdisho asago la donaayo in uu ka qeyb galo shir ay iskugu imanaya madaxda dalka soomaaliya iyo Beesha calamka.

Halkan Ka Daawo Sawiro

Sawir qaade: Abdirasak Adan Abdi ,Idale News Online, Baydhabo