Daawo: Maxaa Sababay Hoos Dhaca Howlgalka Ka Dhanka Ah Alshabaab ?

0
223

Baydhabo(INO)- Wasiirkii hore ee gaashaandhiga ee dowladii KMG aheyd C/Xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi oo wareysi siiyay TV Horn Cable ayaa ka hadlay caqabadaha hortaagan amaanka Soomaaliya.

Sidoo kale wuxuu ka hadlay waxyaabaha keenay in Alshabaab ay kordhiyaan weerarada ay ka geystaan dalka Soomaaliya.

Hoos ka daawo muuqaalka

Idale News Online,Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here