Idale Somali News Update Daawo: Madaxweyne Shariif Xasan Oo Maanta Dhagax Dhigey Jaamacadda Koonfur Galbeed Soomaaliya By News-Editor - August 11, 2016 0 257 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Baydhabo(INO)- Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya sharif xasan Sheekh Aaden ayaa maanta dhagax dhagey Jaamacada Koonfur Galbeed soomaaliya taasoo gacan kagaeysan doonto dhismaha jaamacada konfur Galbeed Soomaaliya Dowlada talyaaniga.