Dhageyso: Dowadda Imaaraadka oo gaadiid Military ugu deeqdey Maamulka KMG Jubba xilli khilaaf ba’an uu ka dhex jiro Maamulada KGS & Jubba

0
244

Kismaayo (INO) Gaadiid dagaal oo Casriga ah ee dowlada Isu taga Imaaraadka Carabta ugu deeqday Maamulka Goboleedka Jubaland.

Madaxweynaha Jubba Axmed maxamed Islaam (Madoobe) ayaa si rasmi ah ula wareegay Hubkaasi Dowlada Jubaland loogu deeqay.

Maamulka Jubba  ayaa ah dowlad goboleedka Keliya ee ka jirta dalka Soomaliya ee loo sharciyeeyay in ay hub la soo degi karto si sharciyan ah ,waxaana ogolaaday qaramada Midoobey.

Halkan Ka Dhageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here