Dadka da’da ah ama la il daran xanuunada amaba Nolosha ka quustey ee aan haysan diinta Islaamka ayaa waxay nafta isaga qaadaan kaniin durbaba keena in wadnuhu joogsado, taasoo runtii ah wax aad loola yaabo. bal nala daawo ninkaa milyaneerka ah ee go;aansadey inuu isku dilo ehelkiisa hortood, ehelkiisana ay hubinaayaa inuu isdilo iyagoo weliba video laga duubay. الحمدالله على نعمة الاسلام
Home Idale Somali News Update Daawo La yaabkaan: Ehelka Milyaneer British ah oo sunta dadka nafta ka...