Daawo: Kheer Doone Ka Qiib Qaado Dhismaha Dugsiga Macalin Iidow Ee Lagu Barto Qur’aan Kariimka Ee Xudur

0
181

Baydhabo(INO)- Waa dugsi  lagu barto Qur’aanka Kariimka oo shaqeynaayay ku dhowaad 25 sano waana Dugsigii Macalin Iidow oo ku yaala Magaalada Xuddur Ee Xarunta Gobolka Bakool

Wariyaha Idale News Online Ee Gobolka Bakool Maxamed Xasan C/raxamaan ayaa Macalin Iidow ku booqday Dugsiga Isla markaana u sheegay in uu u baahanyahay caawinaad iyo in Dugsiga loo dhiso Maadaama Dugsiga uu ku soo dumay.

Wixi faafahin intaa dheer kal xiriir:-+252 617288242
Viber/Imo/WhatsApp: 252612602929

Halkan Ka Daawo VIDEO