Idale Somali News Update Daawo: Hay’adda African Relief Committee Ee Kuwait Oo Gargaar Ku Qiibisay Baydhabo By News-Editor - March 11, 2017 0 220 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Baydhabo(INO)- Hay’ada African Relief Committee Ee Kuwait Ayaa maanta Gargaar Ku Qiibisay Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay, Iyadoona Barakacyaasha la siyey Bur, bariis, Sankor iyo timir. Halkan Ka Daawo VIDEO Wariye Faysal Dhaayow Xuseen Idale News Online, Baydhabo