Daawo: Gudoomiyaha Degmada Baydhabo& AMISOM Oo Qalab Sports Ku Wareejiey Ciyaartoyda Xaafadda Horseed

0
315

Baydhabo(INO)- Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bakool ahna Duqa magaalada  Cabdullahi Cali Watiin iyo Taliyaha wacyigalinta Bulshada Ee Ciidamada Nabad Ilaalinta Midowga Afrika Ee AMISON Secter 3 Korneel Fasah ayaa Maanta waxay ay ku wareejiyeen Qalab isboortis dhalinyarada Xaafada Horseed gaar ahaan laanta 6aad waxa lagadoonsiiye Banooni iyo tuyuubka lagu ariyenayo, iyo firinbi.

Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ayaa ugu baaqey dhalinyada in ay ka shaqeeyaan isdhax galka bulshada  si loo xelo hormar dhan kasta ah, waxaa u mahadcaliyey Ciidamada AMISOM ay ka howlgaan Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.

Ugu dambeyntii, Dhalinyarada ayaa si wayn u soo dhaweyey qalabka kubada lagu wareejiye ayagoo u baahnaa xiligaan banooniga lagu ciyaaro tan kale waxay mahad balaaran u jeediyeen Gudoomiyaha Degmada Watiin iyo korneel Fasah.

Halkan Ka Daawo

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here