Xafladii London ee axadii 21 apr. 2013 oo lagu taageerayay Jubaland , Waxaa isugu yimid Waxgarad, Aqoonyahano, Fanaaniin, abwaano, dhalinyaro iyo Dumarba, Waxaa iskusoo duba ridey Ururka caanka ah ee Sahal Organisation ee Saldhigiisu yahay London, Gabaygaan hoose oo lagu taageerayo Jubaland waxaa tirinaya Abwaanka Da’da yar Guuleed Danjire ee Daawasho wacan.
Hoos Ka Daawo Muuqaalka Xafladaasi
[vsw id=”AFpa5dOYv8o” source=”youtube” width=”425″ height=”344″ autoplay=”no”]
Idale News Muqdisho