Daawo: Dallad Ku Mideysan Haweenka Raggoodu Ku Waayey Dagaallada Sokeeye Oo Laga Aasaasay Baydhabo

0
382

Baydhabo(INO)-Dallad Ay Ku Midaysan yihiin Haweenka Raggooda Ku Waayey Dagaallada Sookeeye Ee Soomaaliya iyo Kuwo garoob ah ayaa ayaa  Laga Aasaasay Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.

Gudoomiyaha Dallada SAHF  Hodon Maxamed Xasan Ee haweenka Ku midoobey  ayaa baaq u dirtey Dhamaan Hay’adaha Samafalka, Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Dowladaha  Islaamka ee Kalaafle Qaada Garoobka inay caawiyaan Gabdhahan oo Gaarayaan 20 Hablood, isla markaana ay haystaan Caruur  ayna ku adag tahay inay Biilaan.

Halkan Ka Daawo,


Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here